Tuesday, December 4, 2007

Durukhsi ....Maanta iyo Halkay Joogto.















Sawirkani waa satellite ka Airial satt Photo.


Waxaan maanta Doonayaa inaan si yar oo kooban u taabto halka lala higsanayo Degaanka Durukhsi iyo halkay joogto marxaladda guud ee Caafimaadka, Nolosha Bulshada, Ganacsiga iyo Waxbarashada intaba isku soo wada duuboo waxaad ka soo qaadaa meel aan cidana u maqnayn ceelna u qodnayn dawlad iyo dad u maqan midna aysan jirin... talo waa tii ilaahay iyadana Guul aanu ka sugaynaa. Horumarintaba markaa sawirkan ayaa kaaga turjumaya xaaladda oo dhan.

Tuulo weeye hadda degmo ku magacaaban inay magaceeda ku dhaqantana dawladda hiil uga baahan wax kalaba mooyee, Durukhsi talo ayey u baahan tahay maanta.

Wa billahi Towfiiq.

Ku soo gudbi Emailkan
nasirsix@hotmail.com
waxii aad ku darsan lahayd oo aan u soo gudbin
lahayn akhristayaasha.

No comments: